Dugsiga Agoonta Magaalada dhuusamareeb oo loogu deeqey dharka labiska ee Dugsiga.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Agoonta magalada dhusmareeb ee caasimada Galmudug ayaa loogu deeqey dharka labiska ee Madarasada.

Dharkaan ayaa waxaa la soo baxay dad muxsiniin ah kuwaas oo ku nool magaalada Dhuusamreeb iyo dalka dibaddiisa

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here