Qalab casri ah Oo lagu kordhiyay isbitaalka Carafaat ee Magaalada Garoowe Oo la dahfurey

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xariga ka jaray qaybta Radiology-ga oo lagu soo kordhiyey Isbitaalka Carafaat ee Garoowe, Adeegaan ayaa wax badan ka badeli doona baahida caafimaad ee loo gabay waxana maamulka isbitaalka ay sheegen inay arkeen baahida Adeega Radiology.

Warkung Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here