Wabiga Shabelle oo ku fatahay qeybo kamid ah xaafadaha Baladweyne

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka dhallinyarada is xilqaam ayaa laanta fiiltare xaafadda Buunda-weyn ee magaalada Baladweyne ka bilaalbay dadaallo looga hortagayo fatahaadda wabiga Shabelle, ku fatahay xaafado kamid ah Magaalada Baladweyne kadib markii karkarada uu jabsaday webiga shabeelle.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here