Maamulka Deegaanka Yoontooy oo codsaday in Deegaanka laga hergeliyo Xaruma Caafimaad

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Yoontooy oo qiyaastii 25 km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada kismaayo ayaa dadkiisu waxa ay ku tiir sanyihiin tacbashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha,Maamulka iyo dadka deegaanka Yoontooy ayaa codsaday adeegyada caafimaadka, iyagoona codsaday in deegaanka laga hir galiyo xarumo caafimaad ku waas oo daboola baahiyaha bulshada deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here