Wasaarada Caafimaadka KG Oo Shaqaaleysiisey Hooyo iyadoo Umul ah ay qaadatay Shahaadadeeda jaamacada

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii dhawaan uu wasiirka Caafimaadka KG balanqaad u sameeyey Ladan Cabdi Xuseen oo ka mid aheyd ardayda sanadkaan ka qalinjabineysay Jaamaacadda Koonfurta qeybta cilmiga caafimaadka iyadoo 20 maalmood umul ahna ka qeybgashey xaflada qalinjibinteeda ayaa Wasiirka Caafimaadka KGS  fuliyey balan qaadkii uu u sameeyey Ladan waxaana laga shaqaaleysiiyey Wasaarada Caafimaadka KG.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here