Indha Fiiqis Loo sameeyey qaar ka mid ah Bulshada danyarta ah ee Baydhabo

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Al-Kheyraad Eye Center oo kamid ah Isbitaalada magaalada Baydhabo ee lagu daweeyo Indhaha ayaa wadaa howlihiisa indha fiiqista.

Kambeenada Indha fiiqista ee Isbitaalka ayaa si caadi ah u socda.
Isbitaalka Kheyraad ayaa ah mid u dhameystiran qalabkiisa caafimaad iyo dhaqatiir aqoon u leh daweynta Indhaha.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here