Dadka Degan Deegaanada jiinka Webiga Jubba Oo loogu digay fatahaad laga yaabo inuu sameeyo Webiga

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guud ahaan Gobolada dalkeena soomaaliya waxa si wanagsan ugu da’ay Roobabka Gu’ga Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ayaa dadka ku nool deegaanada saaran jiinka Webiga Jubba uga digtay fatahaad laga yaabo inuu sameeyo Webiga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here