Tababar ku saabsan Maamulka iyo Maareynta oo ka furmay Hargeysa

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaliland ayaa magaalada hargeysa ka furay tababarkan oo ku saabsan maamulka iyo maareynta.

Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalaya shaqaalaha iyo masuuliyiinta Hay’adda barakacayaasha iyadoo uu socon doono mudo sadax cisho ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here