Degmada Ceelwaaq Oo markii ugu horreysay sanadkan lagu qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceelwaq ee gobolka Geedo waxaa mudo ka dib Ardayda Wax ka Baranayaan Ay u fariisan doonaan Imtixaanka Shahaadiga ay qaadeyso Dowladda Dhexe ee Fasalka 12aad kuwaasi oo ka soo Baxay iskuulka Imaamu Shaafici ee Degmadasi.

Iskuulka oo si islixqaan ah lagu dhisay ayaa Sanadkaan qeyb wuxuu ka Noqon doona arday ka soo Baxday inay galaan Imtixaanka Mideysan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here