Haweenka kismaayo oo hirgaliyay Xarun lagu sameeyo Agabyada Hidaha iyo Dhaqanka Soomalida.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulsho walbo oo caalamka ku nool waxey leedahay dhaqamo u gaar ah, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Astaamo ka turjumaayo dhaqanka u madaaasi, Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqankooda aad uga duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Afrikaanka dhexdiisa.

agab dhaqameedka soomalida waxay kamid yihiin farsamoyin dhaxalka ah kuwaasi oo ay sameyaan dadka somaalida ah waa agabyo aad u qurxoon oo badi laga sameyo Geedaha ka baxaa dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here