Shacabka Magaalada Kismaayo Oo soo dhaweeyey hoos u dhigista Qiimaha Xajka ee Sanadkan.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda diinta iyo arimaha aw-qaafta DFS oo dhawaan shaacisey in hoos loogu dhigay lacagihii horey xujeyda xajka ugu aad jireen ayaa wax lagu farxo ku tilmameen shacabka soomaaliyeed.

Markii hore ayaa xajka lacag ahaan waxaa lagu aadi jiray 5.184 dollar iyadoona hadda laga dhigay 4,484 taasi oo shacabka soomaaliyeed si aad ah u soo dhaweyeen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here