Maamulka Degmada Guriceel oo balan qaaday in ay ka qayb qaadanayaan dhismaha masjidka weyn ee Guriceel.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin oo ka la hadlay masjidka Weyn ee Jaamaca Guriceel Bulushada ayaa balan qaaday in ay Ka maamul ahaan ka qeyb qadanayan dhismaha masjidka oo dhawaan bilaabanaya
Kaas oo loo xilsaaray culimada degmada Guriceel in ay Gudi u saaraan dhismaha masjidka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here