Maamulka Cisbitaalka Baay Haaw Oo ka Warbixiyey in ay Diwaangeliyeen Kiisas ku Saabsan Shuban Biyoodka.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa qeybo ka mid ah Magaalada Baydhabo iyo degaanada hoos yimaada ka jira Cudurka shuban biyoodka kaasi oo saameyey Caruurta iyo dadka waaweynba maadama laga soo gudbey waqti jilaal ah oo ay qoraxduna aheyd mid aad u kulul biyo yeri aad u weyna ay ka jirtey magalada.

Qaar ka mid ah dadka uu saameeyey Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxey ku jiraan xaruumaha caafimaadka ee ku yaala Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here