Maxay tahay Shaqada ay Bulshada u qabato Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay?

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si ay Bulshada u bartaan una ogaadaan shaqooyinka ay qabato Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay, wadooyinka loo mara dacwada loo geysan karo iyo kiisas ay awooda u leedahay in ay gar naqdo iyo xiliyada ay qaban karto ayaa waxay Radio Arlaadi wax ka weydiisey Garyaqaan Mahamud Abdi Yuusuf Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay, kuna Xeer dheer arimaha Sharciga, isagoo Bulshada la wadaagey muhiida ay Mackamada Racfaanka u leedahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here