Dayactir lagu bilaabay baalooyinka soolarka degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo kaashanayo shacabka malaagada ayaa bilaabay dayactir lagu sameeynayo soolarka magaalada. Cilado kala duwan oo ay qabeen soolarada iyo shacabka magaalada oo dhib ku qabay mugdiga jiray ayaa sababatay in laga howl galo hagaajinta solarada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here