Arday dhameysatay barashada kitaabada diiniga ah oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen Arday dhameeysatay barashada kitaabada diiniga sida fiqiga iyo siirada Nabigeena Muxumed ( NNKH ) islamarkaana ka aflaxday masjidka Al-waxyeyn ee magaalada Hargeysa.

Munaasabadda waxa ka soo qayb galay maamulka magaalada, bahda waxbarashada waalidiin macalimiin , Arday iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here