Iibinta daawooyinka Herbalka oo ku soo badanaya farmashiyaalka Baydhabo.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Farmashiyaalka Waxay ka mid yihiin goobaha ganacsiyada ee sida maalin laha ah wax uga iibsadaan bulshada maadaama lagu iibiyo daawooyinka iyo weliba agab kale oo loo isticmaalayo caafimaadka.

Magaalada Baydhabo waxaa markaasi ku soo badaneya goobooyinka ganacsiyada oo ay qeyb ka yihiin farmashiyaasha, waxaana sanadaahan dambe ku soo badanayay in lagu iibiyo daawooyinka herbalka ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here