Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay in ay xooga saraan Ganacsiga Xoolaha.

0
167

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka Soomaaliyeed ayaa Caan ku ah Dhaqashada Xoolaha nool noocyadooda taasi oo u ah il dhaqaale oo laga maareeyo nolosha Qoysas badan oo Soomaaliyeed ka Ganacsiga Xoolaha nool ayaa ah mid faa’iido baladhan leeh hadii looga faa’iideystay sidii la rabay islamarkaana kor u qaadi kara Dhaqalaha Dalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here