Hay’adda WFP iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedyada dalka oo kulan ku yeeshay Baydhabo.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa furay wada-tashiyo tababar ah oo u dhexeeya Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP iyo Wasaarado kala duwan oo ay ka mid yihiin Gargaarka, Shaqada, Beeraha, Caafimaadka, Waxbarashada, Ganacsiga iyo Haweenka.

Ujeedada doodahani waa in la dhiso go’aan qaabaysan oo lagu xoojinayo arrimaha iyo siyaasadaha la xiriira awoodda, iyo sidoo kale in la wanaajiyo awoodda aadanaha ee nidaamka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here