Ra’iisul wasaaraha XFS oo ku dhawaaqay in sanadkaan qiimo dhimis lagu sameeyey lacagta Xajka.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan 8 Milyan oo dollar sanadkan, kaddib markii meesha laga saaray musuq maasuqii ka jiray adeegga Xajka, hoosna loo dhigay qiimaha xajka loogu bixi doono wuxuu kaloo Ra’iisul Wasaare Mudane Xamse Cabdi Barre xusey in sanadkaan ay dhici doonto isla xisaabtan dhab ah

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here