Laba beelo Walaala ah Oo heshiis ku dhaxmarey deegaan Hoostaga Degmada Matabaan.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Afar irdood oo qiyaastii 40km dhanka waqooyi kaga beegan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa la dhigay gogol nabadeed oo lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo deegaankaas dagaal ku dhex-maray maalmihii lasoo dhaafay.

Waxana labada Dhimaac ayisku Raaceen in Ciidaamada laka gaado jimcadana ay isku imadaan labada Beelood waxana sidaa si wadajir ah U sheegay Labada beelood xubno u hadlay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here