Maamulka Degmada Berdaale Oo ku baaqey in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka Barakacayaasha ah

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Maxamed Isaaq Xasan caracase ayaa ka hadley baahiyaha haysta dadka Barakacyaasha ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka Degmada Bardaale.

Maxamed Isaaq Xasan Arcase Gudoomiyaha Degmada Bardaale ayaa Sido Kale ugu baaqey Hay’adaha Samafalka Gobolka iney gurmad Bani’aadanimo La Soo gaaraan dadka Barakaca ku ah Degmadaasi Oo Wajahaya Xaalad nololeed o aad u Liidata maadama lagu guda jira waqti robaad ayna iska imaan karaan Cuduro ay ka mid tahay malaariyada iyo kuwo kale

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here