Magaalada Muqdisho Oo laga daahfuray Barnaamijka Qaran eeTirakoobka dadka iyo Guryaha.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay hannaanka tirakoobka dadka iyo guryaha Soomaaliya oo ay soo diyaarisay Waasaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha, gaar ahaan Hay’adda Qiimeynta Qaranka  (National Statistics Agency).

Barnaamijkan oo socon doona muddo labo sano iyo dheeraad ah ayaa laga fulinayaa dhammaan dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, iyada oo dowladda uu ka caawinayo bixinta adeegyada bulshada, amniga iyo dhaqaalaha

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here