Kulan loogu hadlayay hormarinta maalgashiga ganacsiga Oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay kor u qaadidda maalgashiyada yar-yar iyo hormarinta ganacsiga,Kulankan ayaa waxa kasoo qayb galay mas’uuliyiin ka socotay wasaarada Ganacsiga maamulka jubbaland iyo qaar kamid ah ganacsatada ku nool magaalada kismaayo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here