Roobabka Gu’ga oo Saameyn ku yeeshay Ganacsiga Degmada Dhoobley.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo qeybo badan oo kamid ah Dalka ay ka curteen Robabka Gu’ga islamarkaana ay xidhmeen Jidadka soo gala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay arintaasi sameyn dhaqaale oo baladhan ku yeelatay Guud ahaan Ganacsiga Dhoobley.

Qaar kamid ganacsatada kala duwan ee Magaalada Dhoobley ayaa fah-faahin ka bixiyay sida ay u saameeyeen Ganacsiga Degmada Dhoobley oo Robabka oo inta badan ka da’ay Gobolada iyo sido kale Dalka Dariska ee Kenya oo uu si weyn ugu tiirsan yahay Ganacsiga Degmada Dhoobley.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here