Munaasabad Xilka kula Wareegeyay Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Qorsheynta KG Oo Lagu qabtey Baydhabo.

0
120

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Y acquub Isxaaq Xuseen Agaasimaha cusub Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo xilkaasi lagu waraajiyaya ayaa sheegay in uu sii wadi doono Shaqooyinkia horyaala wasarada Asagoona Raaciyay in si gaar ah ula socon doona Talooyinka Shaqaalaha Wasaarada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here