Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanada maamulka Galmdug waxaa ka jira Haweenka ka shaqeeya arrimaha Samafalka islamarkaana door muhiim ah kuleh waxaana La sheegay in dumarkaasi ay yihin kuwa xog-ogaal u ah arrimaha bulshada dhexdeeda kajira gaar ahaan dadka intooda dhibaateysan ama gargaarka u baahan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Malyng Abshir