Xoghayaha guud ee Ururka FESOJ Oo Ka Waramay Tababarada ay siiyaan Wariyaasha Soomaaliyeed.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ ayaa wada dadaalo ku aadan sidii tababaro ku filan u heli lahaayeen Wariyaasha Soomaaliyeed iyadoona sanadkaan 2023 deegaankada Koonfur Galbeed ay ka qabeteen Tababaro badan oo ay ka faa’iideysteen wariyaasha iyo qeybaha kala duwan ee ururada bulshda.

Faarax Cumar, xoghayaha guud ee FESOJ ayaa sharaxaya tababarada lagu qabtay deegaanada Koonfur Galbeed iyo muhiimada ay lahaayeen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here