Arday dhameeysatay fasalka 8-aad oo munaasabad loogu qabtay Boosaaso.

0
222

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalka 8-aad iyo arday xifdiyey kitaabka mi’atul xadiis islamarkaana ka aflaxay Dugsiga Aayatiin ee magaalada Boosaaso.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here