Sare u kac ku yimid Qiimaha Qudaarta Oo Saameyn ku yeeshay dadka danta yar ee ku nool Baydhabo.

0
137

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisanayo Qudradda noocyadeeda kala duwan guud ahaan suuqyada magaalada Baydhabo

Sare u kacan ayaa salka ku haya Xirnaashaha Wadooyinka oo ku da’ay roobabka Gu’ga
Waxaana iminka aan suurtagal ahayn helitaanka qaar ka mid ah khudaarta suuqyada lagu iibiyo ee magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here