Culimada Degmada Dhoobley oo ku baaqay in la caawiyo dadka danyarta ah.

0
212

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sheekh Maxamed Bade oo kamid ah Culumaa’udinka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku baaqay in lagarab istaago dadka danyarta ee ku nool Magaalada Dhoobley maadama roobabka gu’ga ay da’ayaan islamarkana ay saameyn ku yeesheen oo dadka qarkooda guryaha ka dumeen.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here