Tababar Dhalinyarada lagu barayey Xirfadaha Hogaaminta oo lagu qabtey Baydhabo.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan loo qabtey Ururada dhalinyarada KG,Kaasi u jeedadiisu tahay in dhalinyarada la baro Xirfado ay dalka ku hogaamin lahaayeen iyo lagu dhiiri geliyo in ay isbedel sameeyaan,kaasi oo uu soo qaban qaabiyey ururka dhalinyarada

Xogyaha guud ururka dhalinyarada KG Abdi jabriil Aadan ayaa si kooban uga hadlay muhiimada ay tababarkaan u leeyahay dhalinyarada iyo baahida keentey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here