Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Garoowe.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha degmada Garoowe Cabduqaadir Maxamad Maxamuud ayaa soo xiray tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee loo qabtay dhalinyarada cuslaatay.

Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa uu ahaa is dhexgalka dhalinyaradda magaalada garoowe inta uu socday tartankaan waxa kaso qayb galay kooxo badan oo ka dhisan magaalada garoowe.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here