Kulan looga tashanayey marti gelinta tartanka Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug Oo ka dhacay Dhuusamareeb

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ay isugu yimaadeen Maamulka Kubada cagta Degmada Dhuusamareeb iyo bahda Ciyaaraha waxaana diirada lagu saarey hormarinta Ciyaaraha iyo in Maamulka uu ka qeyb qaadan lahaa diyaarinta iyo Abaabulka marti gelinta Tartanka ciyaaraha Degmooyinka Galmudug oo sanadkiiba mar la qabto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here