Dhalinyarada Naafada ah ee Dhuusamareeb oo codsaday in shaqo abuur.

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada naafada ah ee ku sugan magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa waxa ay codsadeen in la baro xirfado ay ku shaqeysaan islamarkaana ay wax soo saar ka samayn karaan, waxay Hay’adaha iyo Ganacsatada ugu baaqeen inay Dhalinyarada u abuuran Shaqo si ay u mareeyaan Noolashooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here