Barakacayaal ku nool Jowhar oo codsaday in la soo caawiyo.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan oo ku nool kaamamka jiryaaley iyo Alle tuuk ee magaalada jowar ayaa waxaa xiligan soo wajahay xaalado nolol xumo.

Daruufaha ugu daran ee haysta qoysaskan ayaa Waxa kamid ah hooy la’aan, caafimaad darro, raashin yari iyo waxbarsho la-aan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here