Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili qeybo badan oo ka mid ah Dalka ay ka da’een Robabka Gu’ga islamarkaana ay xirmeen Wadooyinka soo gala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa sare u kac balaaran laga Dareemayaa Qiimaha Khudaarta Gaar ahaan Qaraha.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi