Sidee ayay U ciideen Dadka Barakacayaasha Ee Ku Nool Duleedka Magalada Baydhabo.

0
162

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Guud ahaanba Caalamka meel welbo ay ku nool yihiin muslamiinta looga dabaal degey munaasabada ciidul fidriga ayigoo hambaliyo isuga direy.

Kaamamka barakacyaalka ah ee ku yaala duleedka magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa Nool qoysas danyar ah oo isuga jira caruur haween wayeel iyo dad naafa ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here