Mid ka mid ah dhallinyarada Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo uu noloshiisha ku maareeyo.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Yuusuf Salaad Xasan oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkiisa ka mareeya iibinta agabka Ciyaaraha.

Funaanadaha, Kubadaha, Kabtanada iyo agab kale ee ciyaaraha ayuu ku kor iibiya miisas halka xiliyada qaarna uu ku dhax wareejiyo jidadka Magaalada Baladweyne si bulshada ay uga iibsadan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here