Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo go’aano ka soo saartay Arimaha la xiriira dhulalka.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa waxuu waqti u qabtay dadka dhulalka ku leh dhulka ka baxsan ring rood-ka in ay boosas kooda ku sharciyaystan mudada loo qabtay

Bulshada dhulka ku leh magaalada Kismaayo ee ka baxsan ring rood-ka ayaa lagu maray in ay sharciyestaan dhulkood.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here