Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan lagu dhiirageliyey laguna abaal marinayey ardey ku tartameysay xifdinta qur’aanka kariimka oo ay soo qaban qaabisey majmaca midowga madaariista tartiil ayaa maanta lagu qabtey magaalada baydhabo.

Waxaana ka soo qeyb galay munasabada mas’uuliyiin ka kala socdey wasaarada awqaafta iyo arimaha diinta dowlada KGS, nootaayada xaqsoor oo iyagu taabageliyey tartanka iyo madax ka socotay majmaca

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here