Maxey Tahay Fadliga ay leedahay Bixinta Zakaatul Fidriga.

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Zakaatul-Fidri Waa Zako waajibaysa xilliga la arko bisha soon fur (SHAWAAL) ka hor tukashada Saladda Ciidda, kuna waajibaysa Muslim kasta, caruur iyo ciroole.

Sheikh Aadan Sheikh Saciid OO ka mid ah Culimaa’udiinka Baydhabo ayaa waxaa uu Sharaxaad ka bixiyay Fadliga iyo Sida ay tahay bixinta Zakada Soonka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here