Kulan lagu daah-furayay mashruuca wacyigalinta sare u qaadista wax-soosaarka nafaqada Oo Lagu Qabtay Kismaayo.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geelle Muxumad Aadan oo ka hadalay Munaasabada lagu daah-furayay mashruuca wacyigalinta sare u qaadista wax-soosaarka nafaqada iyo cunista qudaarta kala duwan ee Dalka ayaa waxaa uu sheegay in ka wasarada Ahaan ay bixinayaan Dhul looga talagalay Wax soo sarka asagoona Raaciyay in Wasarada Beeraha ay ka Go’aan tahay Soo Celinta Wax soo sarka Beeraha ayagoo ay Cawimaad ka heliyaan Bulshada Soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here