Caruur agoon ah ay dhaleen wariyaal oo deeq lacageed loogu qeybiyay Muqdisho

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qeybta warfaafinta madaxtooyada dalka ayaa deeqdan lacageed oo loogu talagalay ciidsiinta caruurtii ay ka geeriyoodeen wariyayaasha Soomaliyeed gudoonsiisay in ka badan 100 caruur ah.

Munaasabada lagu qeybinayay deeqdan lacageed ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay madaxtooyada Soomaliya , wariyayaal iyo qaar kamid ah waalidka caruurta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here