Bulshada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay ka hortaga Fatahaada Webiga Shabeelle

0
169

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili Webiga Shabeelle dhawaan Fatahaado ka sameeyay Tuulooyn Hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle waxaana Bulshada Magaalada Jowhar loogu baaqay in ay Ka hor tagaan Fatahaado uu Xilligaan Ka sameeyo Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka hoos yimaada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here