Qoysas ku nool kaamka Buula-gaduud ee Kismaayo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Buulo-gaduud oo ka mid ah kaamamka ku yaallo magaalada kismaayo ayaa waxa ku nool Qoysas isuga jira danyar agoon, iyo kuwa ay saameeyen abaaraha kajira dalka.

Qoysaska ku nool kaamka ayaa wajahaya xaalado bani’aadanimo Sida guryo la’aan Xarun Caafimaad iyo biyo la’aan haysta Iyo Raashin La’aan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here