Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsigaan oo lagu barta Qur’aanka kariimka oo ku yaala degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa dhigta ardey aad u badan.
Ardeydan oo wax ku barta looxa ayaa waxey isuga jiraa barakacyaal iyo dad danyar ah Waxaana adeyda dhigta dugsiga ay wax ku bartaan geed hoostiisa waqtiga roobka yimaadana ay ka baaqdaan Casharadooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir