Suuqyada Magalaada Baydhabo oo laga Dareemayo diyaar Garowga Maalmaha Ciida.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magalaada Baydhabo ee Caasimadda KM-gaarka Dowld Goboleedka KGS waxaa xilligaan si weyn looga dareemayaa diyaar garow ku aadan munaasabadda Ciidul-Fidriga,taas oo ay inaga xigaan Maalmo kooban.

Suuqyada Baydhabo ayaa xilliigaan ah kuwa Mashquul badan laga dareemo, waxaana dadka badi ay tagayaan Goobaha Carwooyinka ah, Foorniyasha iyo Bacaadlaha iyaga oo iibsanaya dharkii ay ku ciidi lahaayeen iyo sameysashada Macanmacanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here