Agab isboortis oo lagu wareejiyay maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ciidamada talyaaniga ee ku sugan Muqdisho qeybta arimaha bulshada ayaa qalab ciyaaro oo ka kooban kan kubadda cagta iyo koleyga ku wareejiyay maamulka degmada wadajir si loo hormariyo laguna dhiiri giliyo dhalLinyarada kubadda cagta degmada.

Madaxa horumarinta ciyaaraha Gobolka Banaadir Daauud Maxamad Axmad ayaa bogaadiyay sida ay ciidamada talyaaniga qeybta arimaha bulshada u garab taaganyihiin dhallinyarada gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haayte Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here