Barnaamij lagu ciidsiinayo caruurta agoonta iyo danyarta oo laga Bilaabay Magaalada Garoowe

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Garoowe gaar ahaan Hotelka Dream Point waxaa ka furmay wejigii koowaad ee barnaamijka ‘Ciidsiinta Carruurta Agoonta iyo Danyarta ah.

Barnaamijkan oo lagu ciidsiinayo boqol caruur ah oo isugu jira agoon iyo danyarta ku nool Garoowe ayaa waxa uu gacan weyn oo dhaqaale ka geystay walalo muslimiin iyo shakhsiyaad muxsiniinta ah.

Warkung Waliba nig haaye Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here